Learn Web Development from Basic to Advance Af-Soomaali

Udemy Certificate USD 24.99
Enroll now →
Learn Web Development from Basic to Advance Af-Soomaali

About this course

Kusoo biir barashada adduunka web-ka adiga oo baranaya koorsadan fudud ee loogu talagalay bilowga  HTML iyo CSS! Waxaad baran doontaa sida loo dhiso Websityda internetka adiga oo adeegsanaya HTML (Hyper Text Markup Language) iyo sida loo qurxiyo CSS (Cascading Style Sheets). Dhamaadka koorsadan, waxaad awoodi doontaa inaad abuurto Webiste qurux badan, la jaanqaadi kara aaladaha kala duwan, adigoo kasoo bilaabaya meel eber ah. Haddii aad tahay qof cusub ama aad dooneyso inaad xirfadahaaga dib u xasuusato, koorsadan waxay ku siin doontaa aasaaska lagama maarmaanka u ah safarkaaga horumarinta webka.Waxaad Baran Doontaa:1-Sida loo abuuro loona qaabeeyo boggaga webka adiga oo isticmaalaya HTML5 iyo CSS3.2-Aasaaska HTML: tags, elements, attributes, iyo semantic markup.3-Qurxinta mareegaha adiga oo adeegsanaya CSS3, oo ay ku jiraan midabada, farta, qaabeynta, iyo animations.4-Aasaaska CSS: selectors, box model, flexbox, iyo grid.5-Xeeladaha ugu fiican ee qorista Code nadiif ah, macno leh, oo qof walba heli karo (accessible code).6-Sida loo sameeyo websit-yada ka jawaabi kara dhammaan aaladaha (desktop, tablet, iyo mobile).7-Mashruucyo wax-ku-ool ah oo aad ku dhisi doonto websit-yada dhabta ah.8-Sida loo xalliyo dhibaatooyinka caamka ah ee ay la kulmaan horumariyeyaasha bilowga ah.9-Talooyin ku saabsan sida loo hagaajiyo koodhkaaga si uu u noqdo mid dheereeya oo waxqabad fiican leh.10-Dhisida mareeg dhamaystiran oo leh bogag badan sida mashruucaaga ugu dambeeya.11-Farsamooyinka debugging iyo xallinta dhibaatooyinka HTML iyo CSS.12-Koorsadan waxay noqon doontaa mid lagu sharaxayo af-Soomaali qayb kasta.13-Waxaad ku baran kartaa koorsadan meel kasta iyo wakhti kasta adiga oo si raaxo leh u baranaya!

What you'll learn

  • how to create and style web pages using HTML5 and CSS3
  • basic HTML concepts like tags, elements, and attributes
  • how to use CSS3 for styling, including colors, fonts, and animations
  • understanding selectores, box model, flexbox, and grid
  • best practices for writing clean and accessible code
  • creating responsive websites for desktop, tablet, and mobile
  • building a complete website with multiple pages

Course objectives

  • help students develop essential web development skills
  • provide practical projects for hands-on learning
  • assist students in troubleshooting common HTML and CSS issues

Skills you'll gain

Related courses

Course details are provided by the platform and may change — always confirm on the provider's site. Links may be affiliate links.